Paul Pogba oo Sheegay in uu Xushmad u Hayo Macalinkii Hore ee Manchester United Alex Ferguson

0

Laacibka ugu qaalisan dhanka suuqa kala iibsiga ee Paul Pogba  ayaa sheegay in uusan wax u qabin macalinkii hore ee kooxda Manchester United Alex Ferguson kaliyah uu xushmad u hayo.

Pogba  ayaa Manchester United ka dhaqaaqay xili ciyaareedkii 2011–2012 isagoo ku biiray kooxda Horyaalka dalka Talyaaniga ee Juventus balse wuxuu dib ugu laabtay Manchester United oo ku soo iibsatay lacagtii ugu badneed ee ciyaaryahan lagu iibsado.

Macalinkii Hore ee kooxda Manchester United Alex Ferguson ayaa aaminsan in uusan kasoo dhalaali doonin Paul Pogba   Lacagaha waalida ah ay kusoo iibsatay Manchester.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here