Akhriso:-Milkiilayaasha Hoteelada iyo Maqaayadaha Magaalada Beledweyne oo Amar La Dul Dhigay

0

Maamulka Gobolka Hiiraan  ee Dowlada Soomaliya ayaa waxa uu  soo saaray amaro ku socda Hoteelada iyo Goobaha Maqaayadaha ah ee ku yaalo Magaalada Baledweyne.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar, ayuu kasoo baxay amarkaan  waxaana la faray Hotelada inaan lagu qaban karin shirar uusan Maamulka ka warqabin, waxaa laamaha amaanka la faray dhaqangelintiisa amarkaan.

147132955201fed

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here