Akhriso:-Raisul Wasaare Cumar C/rashiid oo Magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobolleed

0

Raisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobolleed (GHDDDG) ee Sanadka 2016.

Warsaxaafadeed kasoo baxay raisull wasaaraha ayaa lagu sheegay in guddigan ay kala socdaan Jubaland, Puntland, Koonfur Galbeed, Galmudug, Somaliland iyo Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Hoos ka aqriso magacyada Magacyada Guddiga.

10-640x828 (1)

11 13 (1)  14  15

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here