Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaliyeed oo Booqasho ku Jooga Magaalada Baydhabo

0

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaliyeed Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo maalintii Labaad booqasho ku jooga Magaalada  Baydhabo ee Gobolka baay ayaa maanta kormeero ku tagay saldhigyo ciidamada Booliska Magaaladaas.

Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maalinta berri ah oo Talaado ah Tababar u soo xiro ciidamo kamid noqonya Booliska Koonfur Galbeed soomaliya oo in muddo ah magaaladaasi Tababar ku qaadanayay.

Goobaha uu maanta Kormeerka ku tagay Taliyaha waxaa kamid Saldhigyada, Fariisamaha ciidanka, Goobaha ay ku xareysan yihiin ciidanka iyo Goobo kale, wuxuuna halkaas kula hadlay Cutubyo ka Tirsan Ciidamada Booliska.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here