Dowlada iiran oo Xaqiijisay Dilka Senisyahanka Cilmiga Nukliyeerka Iran Shahram Amiri

0

Dowlada iiran ayaa markii ugu horeysay xaqiijiyay dilka senisyahanka cilmiga nukliyeerka Iran Shahram Amiri oo Todobaadkii hore la dilay.

Afhayeenka Garsoorka Iran Gholamhossein Mohseni Ejei ayaa sheegay axadii shalay aheyd  in senisyahanka cilmiga nukliyeerka Iran Shahram Amiri loo dilay eedeemo la xiriira inuu bixiyay macluumaad xasaasi ah oo uu siiyay Maraykanka oo cadow wadaag yihiin.

Waxa uu tilmaamay Shahram Amiri in uu   ahaa cilmi baare nuclear ee jaamacada Malek Ashtar University of Technology oo u shaqeeynayay waaxda Enerjiga ee Atoomikada Iran ayaa ka hor inta aa la waayin isagoo Hajj u aaday Saudi Arabia 2009 ayaa waxa markii danbe lagu arkay Washington. “Waxa uu bixiyay sirta qarsoon ee Iran iyo macluumaad muhiim ah ee nuclear oo u cadowgeena siiyay.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here