Donald Trump oo Mar kale ka Hadlay Arrimaha Islaamka ee Gala dalka Mareykanka

0

Donald Trump Musharaxa madaxtinimda xisbiga Jamhuuriga ee dalkan Mareykankaayaa mar kale ka hadley arrimaha Islaamka iyo ee gala dalka Mareykanka.

Musharaxa madaxtinimda xisbiga Jamhuuriga ee dalkan Mareykanka Donald Trump ayaa Soomaalida iyo dad kale oo soo galooti ahba ku sheegey kuwo halis ku ah amaanka dalkan Mareykanka islamarkaana loo baahan yahay in laga hortago qatartooda.

Donald Trump  ayaa eedeen kala dhul dhacay Madaxda  dalka Mareykanka  oo uu ku sheegay in ay yihiin  kuwa ka dambeeya in dadka Mas’uulimiinta ku biiiraan ururada islaamiyiinta  in ay yimaadaan dalka Mareykanka islamarkaana la siiiyo Dhalashada.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here