Xulka Portugal ayaa habeenkii xalay ahaa ku guuleystay koobka Uero 2016 kadib markii ay 1:0 kaga guuleysteen xulkii martigaliyaasha koobka ee France.
109-daqiiqo markey aheyd ciyaarta waxaa hogaanka xulka dalka Portugal u dhiibay weeraryahanka amaahda ku qaadanaya kooxda Swencity ee Eder kaasi oo ahaa kii ay ku adkaadeen xulka dalka Portugal.
Portugal (4-1-3-2): Patricio 8; Soares 7, Pepe 9, Fonte 8, Guerreiro 8; W. Carvalho 8; Sanches 7 (Eder 78, 9), Silva 7.5 (Moutinho 60, 7), Joao Mario 7; Nani 7, Ronaldo 6 (Quaresma 25, 7)
Subs not used: Lopes, Alves, R. Carvalho, Vieirinha, Andre Gomes, Rafa, Eliseu, Eduardo, Danilo
Goal: Eder 109
Booked: Patricio, Soares, Fonte, Guerreiro, Carvalho, Joao Mario
Manager: Fernando Santos 9
France (4-2-3-1): Lloris 7; Sagna 6.5, Koscielny 5.5, Umtiti 7, Evra 6; Pogba 5, Matuidi 7.5; Sissoko 8 (Martial 110, 6), Griezmann 5.5, Payet 7 (Coman 58,; 7.5), Giroud 5.5 (Gignac 78, 7).
Subs not used: Mandanda, Jallet, Rami, Kante, Cabaye, Schneiderlin, Mangala, Digne, Costil
Booked: Koscielny, Umtiti, Pogba, Matuidi
Manager: Didier Deschamps 6
Referee: Mark Clattenburg (England) 7
Attendance: 75,868






























