Ciidamada Dowlada Soomaliya iyo kuwa Midowga afrika ee AMISOM ayaa galinkii dambe ee Maanta isaga baxay Mgaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Dad ku nool Magaalada Markaee Gobolka Shabeelaha Hose oo la hadlay idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyay in Ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa amisom oo aad u fara badan in ay fuurujiyeen Magaalada waxaa durbadiiba la wareegay Ciidamada Xarakada al-shabaab.
Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

