Wasaaradda warfaafinta Isgaarsiinta, hidaha iyo dhaqanka Maamulka Puntland ayaa xarumaha warbaahinta Puntland ku wargalisay in wasaaraddu u baahan tahay, liiska shaqaalaha xarun walba oo warbaahineed,
Warqad amarkaan wargalinta ah lagu soo saaray oo maanta kasoo baxday xafiiska Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Xassan Soocadde ayaa lagu sheegay in Liiska shaqaalaha xarumaha warbaahinta loo baahan yahay ka hor 25-ka bishaan July.
Halkaan ka ka akhri wargelinta iyo amarka wada socda.


