Qaraxa Qasaaro Geystay oo ka Dhacay Goobo ay Dad Badan ku Ciideysanayeen Dalka Bangaladesh

0

Ugu yaraan labo ka tirsan booliska dalka Bangaladesh ayaa lagu dilay qaraxaas shan kalana dhaawacyo ayaa soo gaaray ka dib qarax ka dhacay meel dad badan ay ku tuganayeen salaada ciida woqooyiga dalka Bangaladesh, sida ay sheegeen saraakiisha dalkaas.

Ugu yaraan 200,000 oo qof ayaa ku sugnaa goobta uu qaraxu ka dhacay degmada lagu magacaabo Kishoreganj oo aheed meesha uu qaraxu ka dhacay, inkastoo khasaareo intaas ka badan aan lasoo warin illaa iyo hadda.

Wararka qaar ayaa waxaa ay sheegayaan in rasaas la is waydaarsaday ay halkaas ka dhacday.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here