Raisul Wasaaraha Israel oo Kulamo La Qaatay Madaxda Wadamada Uganda, Kenya, South Sudan, Rwanda (Daawo Sawirrada)

0

Madaxda Qaarada Afrika iyo Raisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu  ayaa kuwada kulmay Magaalada Kampala ee  Caasimada dalka Uganda iyagoo kawada Hadlay arrimo badan.

Madaxda Uganda, Kenya, South Sudan, Rwanda, Raisul Wasaaraha Itoobiya iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Tanzania oo metelaya Madaxweynaha Tanzania, ayaa la kulmay Raisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu.

Waxa ay kawada Hadleen Madaxda iyo Raisulwasaaraha dalka Israel sidii loo xoojin lahaa  xiriirka, amniga iyo la dagaalanka waxa loogu yeero argagaxisada ka jirta qaar kamid ah wadamada qaarada Afrika.

 

1467695798f830e 14676957932cc4f 146769579674fa8 1467695797085b8

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here