Gudoomiye ku-xigeenka Gobolka Hiiraan Shiiq Xuseen iIsmaaciil Cali oo lahadlay idaacadda simba ee Muqdisho ayaa sheegay in mamulka Gobolka hiiraan uu wado dadaalo uu ku sugaayo amaanka degaanada iyo degmooyinka Gobolkasi.
Gudoomiye ku xigeenku waxa u sheegay In hada amanka Gobolka Hiiraan uu yahay mid wanaagsan balse Ciidamada amaanka iyo saraakiisha Ciidanka ay si laba jibaareen Sugida amaanka .
Isagoo sii hadalaya ayuu dhinaca kale waxa u soo hadal qaaday dhibaatoyinka heysta Shacabka Gobolka hiiran gaar ahaan kuwii ee sameynta ku yeeshay Fatahaada Wabiga shabelle, waxa u tilmaamay in Shacabka Gobolka hiiran ay heleeen Gurmad kaga yimid dhinacyo badan haatana ay xaaladooda tahay mid aad u wanaagsan.

