Waxaa Maanta la galay Maalinta 22-aad ee tartan Aqooneedka Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo bil Walba ee ramadaan ay qabato idaacadda Simba ee Magaalada Muqdisho.
Tartanka Sanadkaan waxaa taabagalinaya iskuulka Super Commercial and Secondary School oo Abaalmarino qaali ah ku bixin doona Kaalimaha 1-aad, 2-aad, iyo 3-aad Tartamayaasha kusoo baxa kaalimahaas.

