Dhageystayaal kusoo dhawaada Barnaamijka Tartanka Qur’aan aqriska Idaacadda Simba ee Magaalada Muqdisho oo maalintii 17-aad galay maanta Tartanka waxaa ku tartamay tartamayaasha kala ah 1-Xamze C/laahi Cabdi 2- axmed Maxamed axmed 3- C/naasir Daahir xasan waxaa su’aalaha weydiinayay Shiikh axmed axmed Jimcaale













