Madaxda Soomaalida ee ku shiray magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay , ayaa soo saaray Liiska Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya Xildhibaanada Soomaaliya.
Liiska ayaa Madaxdu ay saxiixeen, waxaana Odayaasha ku jira Liiska ay noqonayaan kuwo soo xulaya Xildhibaanada Soomaaliya ee sanadkaan 2016-ka.
Halkaan Hoose ka akhriso





