Paulo Dybala:- Juventus Waxa ay Leedahay Tayada ay Leeyihiin Real Madrid iyo  Barcelona

0

 

Xidiga kooxda Juventus Paulo Dybala ayaa aaminsan in juventus ay awood ahaan iyo tayo ahaan ay u wanaagan tahay sida kooxaha Real Madrid iyo Barcelona muhiimadiisana ay tahay in uu Champions kula guuleysto sanaha soo socda.

Kooxda Juventus  ayaa 5-tii xili ciyaareed aynu soo dhaafnay ku guuleysanaysay Horyaalka dalka Talyaaniga iyadoo kaliyah raadinaysay sanidihii dambe ku guuleysiga koobka caanka ah ee champions League.

Macalin Massimiliano Allegri’ tan iyo markii uu qabtay Hogaanka kooxda Juventus waxa uu kula guuleystay 2-horyaalka iyo 2- Coppa Italia, laakin ma uusan gaarin heerka ah in uu juventus ku hogaamiyo koobka Champions League.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here