Faah-faahin ku Saabsan Qaraxa ka Dhacay Hoteelka Naasahablood ee Magaalada Muqdisho

0

sida ay sheegayaan wararka gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa galabta lagu  weeraray hoteelka Naasahablood ee Magaalada Muqdisho oo ku yaala agagaarka isgoyska km4.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha in laga dhuftay iridka Hore ee hoteelka halka warar kale ay sheegayaan  in qaraxa kadib dagaalyahano hubeysan ay Gudah Ahoteelka u galeeen iyagoo iska caabin kala kulmay ilaalada Hoteelka.

Haatan aan idinla hadlayno waxaa ka dhacay qaraxa kale

Ku dhawaad 30-ruux oo shacab ah  ayaa ku waxyeelowday  qaraxa sida ay sheegayaan wararka haatan naga soo gaaran isbitaalk Madiina ee Magaalada Muqdisho.

Rasaas ayaa wali ka dhacaysa

Mar walba lasoco simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here