Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa General Cabdi Mahdi Cabdisalaan umagacaabay la taliyaha madaxweynaha ee arimaha amniga.Wareegtadii lagu magacaabay General Cabdi Mahdi oo nuqul kamid ah lasoo gaadhsiiyay warbaahinta Simba ayaa sidaan ayaa sidaan u qorneed.


