War Deg Deg:- Macalin Dunga oo Shaqada la Ceyriyay.

0

Xulka dalka Brazil ayaa shaqada ka ceyriyay macalin Dunga kadib markii uu ku guuldareystay in xulka uu ku hogaamiyo guulo.

Xulka dalka Brazil ayaa sanado kadib habeen hore ku haray wareega Group-yada ciyaarayaha Koobka America.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here