Dhageystayaal kusoo dhawaada Barnaamijka Tartanka Qur’aan aqriska Idaacadda Simba ee Magaalada Muqdisho oo maalintii 9-aad galay maanta Tartanka waxaa ku tartamay tartamayaasha kala ah 1-jaamac ducale Cumar 2- axmed nuur Xuseen waxaa su’aalaha weydiinayay Shiikh axmed Nuur











