Faah-Faahin:- Daryahanka Madaafiicda oo caawa laga maqlay Muqdisho

0

Tiro madaafiic ah ayaa caawa laga maqlay Gudaha degmooyinka Gobolka Banaadir,

Qaar kamid ah madaafiicda ayaa ku dhacay agagaarka xarunta Madaxtooyada soomaliya sida ay dad ku sugan degmada warta nabada  ee Gobolka Banaadir ay inoo sheegeen.

Degmooyin kale oo ka Tirsan Gobolka Banaadir ayaa waxaa sidoo kale ku dhacay Tiro Madaafiic ah .

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here