Wararkii ugu Dambeeyay Toogasho Ka Dhacday Magaalada Orlando ee Gobolka Florida ee Dalka Mareykanka+Sawirro

0

Inta la xaqiijiyay 50-ruux ayaa ku dhimatay toogasho ka dhacday  Magaalada Orlando ee Gobolka Florida ee dalka Mareykanka.

Weerarkan, ayaa waxaa lagu qaaday baar xilliyada habeenkii ah ay ku caweeyaan Dadka qaniisiinta ama laga roonayaasha oo ku yaala Magaaladaasi, waxaana gaystay muwaadin u dhashay dalka Mareykanka.

Omar Mateen oo ah 29 jir asal ahaan ka soo jeeda dalka Afghanistan, ee qaarada asia  ayaa waxaa la tilmaamay  in isagu uu ka masuul ahaa weerarka, iyadoona mar dambe ay toogasho ku dileen Ciidamada ammaanka Magaalada Orlando ee Gobolka Florida ee dalka Mareykanka.

Sarkaal ka tirsan FBI-da Mareykanka oo lagu magacaabo Ron Hopper, ayaa waxaa uu sheegay marka loo eeggo baaxadda khasaaraha ee weerarkan uu geystay , ay u baari doonaan sidii fal argagaxiso oo kale madaama hal waqti la dilay dad kor u dhaafaya 50-ruux.

352E7B5400000578-3638090-Friends_and_family_gathered_outisde_Orlando_Regional_Medical_Cen-a-35_1465772253503 3531C46500000578-3638090-image-a-66_1465775805870 (1) 3531C92900000578-3638090-image-a-62_1465775791126 3531E83900000578-3638090-Members_of_the_FBI_Orlando_Police_Department_and_the_Orange_Coun-a-37_1465772253506 35348BB800000578-3638090-image-a-17_1465789769894 35348F8A00000578-3638090-image-a-22_1465789792233 35348F7800000578-3638090-image-a-18_1465789779332 35348F8000000578-3638090-image-a-21_1465789784788 3530182600000578-3638090-Angel_Mendez_holds_up_a_photo_of_his_brother_Jean_C_Mendez_who_h-a-34_1465772253501 3534929800000578-3638090-image-a-24_1465789801161

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here