Weeraryahanka kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa kusoo bilowday dhanka qadka Dhexe ciyaarta Furitaanka ay la ciyaari doonaan xulka dalka Russia halka garbaha ay kusoo bilowdeen Adam Lallana iyo Raheem Sterling weerarka waa weeraryahanka kooxda Totenham Harry Kane.
ENGLAND: Hart; Walker, Cahill, Smalling, Rose; Alli, Dier, Rooney; Sterling, Kane, Lallana.
RUSSIA: Akinfeev; Smolnikov, V.Berezutsky, Ignashevich, Schennikov; Neustadter, Golovin; Kokorin, Shatov, Smolov; Dzyuba.

