Safaaradda Turky-ga ee Soomaaliya oo Maanta Xariga Laga Jaray+Sawirro

0

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Turky-ga Mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo Recep Tayyip Erdogan ayaa Maanta si wadajir ah xariga ugu jaray safaarada Turky-ga ay ka furanayso Soomaliya.

Munaasabad kooban oo ka dhacday Gudaha Safaarada Turky-ga ee degmada C.casiis waxaa ka qeyb galay Raisulwasaraaha soomaliya Cumar c/rashiid Cali Sharmarke, Gudoomiyaha Baarlamanka soomaliya Maxamed sheikh Cusmaan (Jawaari) iyo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada dalka xiligaan ka jira.

Dhismaha Safaarada Turkiga ka dhistay Magaalada Muqdisho ayaa ah tan ugu balaaran ee Dowlada Turkiga ee ku leedahay daafaha Dunida, waxaana dhismaha safaaradan ku fadhidaa dhul aad u baaxad weyn oo kuyaala dhinaca xeebta Muqdisho gaar ahaan degmada Cabdcasiis.

20160603_115646 20160603_115655 20160603_120504-1 20160603_132111 20160603_133514 20160603_133514-1 20160603_134920 (1) 20160603_134920 462134122

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here