Recep Tayyip Erdogan oo Talaabo Qaldan ku Tilmaamay Dhaqaalihii Midowga Yurub ay ka Jareen AMISOM

0

Madaxweynaha dalka Turky-da Recep Tayyip Erdogan oo dhawaan gaaray dalka Uganda , ayaa ka hadlay 20% dhaqaalihii Midowga Yurub ay siin jireen Amisom oo dhawaan la shaaciyay in la jaray.

Recep Tayyip Erdogan, Madxweynaha Dalka Turkiga ayaa qalad weyn ku tilmaamay dhaqaalo dhimistii dhawaan uu Ururka Midowga Yurub ku sameeyay Howlgalka Amisom ee lagu xasilinayo dalka Somaliya.

Dhaqaalo dhimista lagu sameeyay howlgalka Amisom ayaa sababay gaabis dhanka howlgallada ka dhanka ah Al Shabaab iyo Madaxweynaha Dalka Kenya uu ku hanjabo in Ciidamadiisa uu kala baxayo  Gudaha Dalka Soomaaliya.

Ururka Midowga Yurub ayaa shaaciyay in dhaqaalahaas la jaray loogu talagalay meelo kale in lagu qondeeyo.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here