Qarax Khasaara Dhaliyay oo Ciidanka Ethopia  Lagula Beegsaday Gobolka Gedo

0

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa ku waramaya in qarax miino oo sababay qasaaro dhimasho iyo dhaawac in barqanimadii maanta lagu beegsaday Ciidamo ka Tirsan kuwa Ethopia Degmada Balad-xaawo.

Qaraxa oo ahaa kan dhulka la galiyo ayaa la sheegay in gabi ahaanba uu basbeeliyay gaari uuraalka ahaa ay wateen Ciidamada Ethopia ee qeybta ka ah Howlgalka Amisom oo marayay deegaanka la yiraahdo Yurkud.

Qarax kadib ayay Ciidamada Ethopia fureen rasaas xoogan oo la sheegay in ay sababtay qasaaro dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ahaa oo ku sugnaa goobta uu qaraxa ka dhacay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here