Dhageeyso:-Madaxweynaha “ Saxaafada ha joojiso Tabinta Wararka Al-Shabaab”.

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan Gaar Ah Xalay la yeeshay Wariyaasha Soomaaliyeed ayaa Ka hadlay Arimo kala duwan.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Aan Guud ahaan la baahin wararka Al-Shabaab Waxaana uu sheegay in Arintaasi Ay Dhibaato ku tahay Jiritaanka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa dhanka kale waxa uu sheegay in Aan la simin Wararka Dowlada iyo kuwa Al-Shabaab.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhanka kale ugu baaqay in ay saxaafada ay ka shaqeeyso in dalka uu gaaro Nabad iyo kala dambeeyn.

Waa Markii ugu horeeysay ee Saxafiyiintu ay kulan la qaataan Madaxweynaha  Soomaaliyeed tan iyo markii la doortay Hoggaanka NUSOJ.

Hoos ka dhageeyso Codka Madaxweynaha.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here