War Deg Deg:- Dagaal Xoogan oo Haatan ka Socda Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Dhexe

0

Wararka haatan naga soo gaaraya Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Dhexe ayaa ku waramaya in dagaal xoogan in uu haatan halkaas ka socdo.

Dagaal ayaa la tilmaamayaa in uu u dhaxeeyo Ciidamo ka Tirsan Kuwa dowlada, Amisom oo isku dhinac ah, iyo Al-shabaab oo la sheegay in ay degmada Dhoobley weerar ku qaadeen.

Dagaalka ayaa markii hore ku bilowday sida la sheegay weerar dhabagal ahaa ay Ciidamada Al-shabaab ku qaadeen Ciidamo ka Tirsan kuwa dowlada Soomaliya iyo Amisom oo kusoo jeeday Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Dhexe.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here