Akhriso:- Maamulka Juba-land oo Soo Dhaweeyay Go’aanka uu Madaxweynaha ku Ansixiyay Doorashada Soomaliya

0

Maamulka Juba-land ayaa soo dhaweeyay Go’aanka uu madaxweynaha Soomaliya Xasan sheikh Maxamuud ku Ansixiyay Hanaanka doorashada soomaliya oo mudooyinkii dambe is qab-qabsi Siyaasadeed uu ka jirey.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Juba-land Shiikh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa lagu soo dhaweeyay go’aanka uu Madaxweynaha Soomaliya ka gaaray  Hanaanka Doorashada Soomaliya ka Dhacaysa Sanadkaan 2016-ka.

War-Saxaafaadeed-1-738x1024

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here