Uhuru Kenyatta oo Booqasho ku Maraya Magaalooyinka Gobolka Woqooyi Bari dalka Kenya+Sawirro

0

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa booqasho ku maraya qaar kamid ah  Magaalooyinka Gobolka Woqooyi Bari dalka Kenya.

Madaxweyne  Uhuru Kenyatta  Kenya oo markii ugu horaysay gaaray Gobolka Somalida Kenya  ku badan tahay, ayaa wuxuu u tagey, sidii uu kaga dhawaaqi lahaa mashaariic horumarineed oo Gobolkaasi laga fuliyo.

Markuu gaaray Madaxweynaha Magaalada Mandheere waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay soomalida halkaas ku dhaqan wuxuuna madaxweynaha kulamo la qaatay siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobolka woqooyi  bari dalka Kenya.

1463724448d6e5d 1463724451dc367 14637244460ad3f 14637244461bd18 14637244502bf29 14637244803e492 146372444319cc6 14637244486077f

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here