Madaxweynaha Iyo RW Soomaaliya oo Barlamaanka Hortagay Maanta.

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal-wasaaraha Soomaaliya ayaa Maanta hortay Baarlamaanka Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan iyo RW Cumar ayaa Baarlamaanka  kala hadlaya arimo la xariira Sharciga Doorashada dalka oo dhawaan baarlamaanka ay xukuumaddu u gudbisay.

Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay Kulanka Baarlamaanka ayaa sheegay in ay diyaar u tahay  Dowladdu in ay Ka jawaabto oo xal loo helo tabashooyinka ka jiran arinkaan,Waxaana uu ka codsaday Baarlamaanka Soomaaliya in ay meelmariyaan heshiiskii hannaanka qaran ee doorashooyinka dalka.

Sidoo kale Kulanka Baarlamaanka waxaa la horgayndoonaa Gudiga Turxaanbixinta oo dhawaan loo xilsaaray kasoo talabixinta iyo dib u eegista heshiiska Madasha qaran ee Wada tashiga.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here