Xulka Ingiriiska ee Ciyaaraha Uero oo La Magacaabay iyo Marcus Rashford oo Lagu Soo Daray

0

Roy Hodgson Macalinka xulka dalka England ayaa u magacaabay weeraryahanka kooxda Manchester United Marcus Rashford in uu kamid noqdo ciyaartooda ingiriiska ciyaaraha Uero 2016 ee dhawaan lagu qaban doono dalka France.

18-jirka kooxda Manchester United ayaa 5-goal kooxdiisa u dhaliyay kadib markii uu kooxda kasoo muuqday markii ugu horeysay bishii February ee sanadkaan.

Goalkeepers: Fraser Forster (Southampton), Joe Hart (Manchester City), Tom Heaton (Burnley)

Defenders: Ryan Bertrand (Southampton), Gary Cahill (Chelsea), Nathaniel Clyne (Liverpool), Danny Rose (Tottenham), Chris Smalling (Manchester United), John Stones (Everton), Kyle Walker (Tottenham)

Midfielders: Dele Alli (Tottenham), Ross Barkley (Everton), Fabian Delph (Manchester City), Eric Dier (Tottenham), Danny Drinkwater (Leicester City), Jordan Henderson (Liverpool), Adam Lallana (Liverpool), James Milner (Liverpool), Raheem Sterling (Manchester City), Andros Townsend (Newcastle), Jack Wilshere (Arsenal)

Forwards: Harry Kane (Tottenham), Marcus Rashford (Manchester United), Wayne Rooney (Manchester United), Daniel Sturridge (Liverpool), Jamie Vardy (Leicester City)

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here