Xoghayaha Cusub Ee Ururka Nusoj oo Maanta La Dooranayo+Dhageyso

0

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya waxaa maanta ka dhacaysa Doorashada Hogaanka Cusub ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaliyeed ee Nusoj.

Musharixiinta u Taagan Qabashada Xilka Cusub ee Nusoj waxaa kamid ah Rug Cadaa Saxaafadeed Maxamed Ibraahin Macalimow iyo Wariye Cali Baashi C/laahi oo kamid ah Wariyaasha Soomaliyeed.

Wariye Aweys Xaaji Nuur (Aweys aar) waxa uu kamid yahay Guddiga Doorashada  ee dhawaan la Magaacay idaacada Simba waxa uu u sheegay in maanta la filayo in la doorto Xoghayaha Cusub ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaliyeed ee Nusoj.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here