Kulankii Manchester United iyo Bournemouth oo la Kansalay

0
MANCHESTER, ENGLAND - MAY 15: A steward evacuates fans from the ground prior to the Barclays Premier League match between Manchester United and AFC Bournemouth at Old Trafford on May 15, 2016 in Manchester, England. (Photo by Alex Livesey/Getty Images)

Kulankii Old Trafford ku dhex mari lahaa kooxaha Manchester United iyo Bournemouth ayaa la kalsalay kadib markii laga shakiyay in garoonka la dhigay walxo qarxa

Taageerayaasha kooxda Manchester United ayaa laga daad gureeyay qaybaha Old Traffrod ee Stretford End iyo Sir Alex Ferguson stands, Marka hore waxaa lagu dhaawaaqay in ciyaarta 45 daqiiqo dib loo dhigayo balse shakiga oo waynaaday iyo eyda wax urisa oo garoonka baadhaysa ayaa kulankan loo baajiyay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here