Dhageyso+Sawirro:-Qarax ka dhacay Xaafadda Warshadaha ee Muqdisho.

0

Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta barqadii ka dhacay qarax la galiyey wadada dhinaceeda.

Goobta Qaraxa La galiyey ee uu ka dhacay waxaa ku sugnaa Ciidamo dowladda ka tirsan kuwaasi oo xilliga qaraxu dhacayey goobta ka maqnaa.

Qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka Warshadda Biyaha Caafi,waxaana Markii qaraxu dhacay kadib goobta gaaray iidamo dowladda ka tirsan kuwaasi oo halkaasi baaritaanno ka sameeyey.

Mid ka mid ah dadka goobta ku suganaa xilligii uu qaraxu dhacay ayaa Idaacadda Simba arintaan uga warrantay.

3.qa

4q.

2.qa

1qa

13166117_488081444716725_108334976126762496_n

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here