Naadiga Everton ayaa shaqada ka ceyrisay macalinkeedii ree Spain ee Roberto Martinez kadib guuldaro kale oo xanuun badan oo xalay kasoo gaartay kooxda Sunderland taasoo ay kooxda Black Cats kaga badbaadeen u laabashada heerka labaad ee horyaalka Championship ka dalka ingiriiska.
Kooxda Evertoon ayaa kaliyah guuleystay 1-kulan 10-kulan ee ugu dambeeyay ee Horyaalka dalka Ingiriiska.
shaqabada kooxda Everton waxaa haatan lala xiriirinayaa Halyeeyga ree Holland ee Frank De Boer.

