Kooxda Juventus ayaa shaacisay in heshiis uu qalinka ku duugay Goolhayaha waqtiga badan ku qaatay Magaalada Turin ee dalka talyaaniga Gianluigi Buffon.
Goolhayaha heerka caalami ee xulka dalka Talyaaniga ayaa kooxda Juventus kusoo biiray sanad ciyaareedkii 2001-dii 600-kulan ayuu kasoo muuqday isagoo kula guuleystay 7-koob oo horyaalka dalka Talyaaniga.
War kasoo baxay kooxda Juventus ayaa lagu sheegay in Juve ay heshiis ku eg sanadka 2018-ka ay la gaartay Goolhayaha heerka caalami ee xulka dalka Talyaaniga Gianluigi Buffon iyo daafaca Andrea Barzagli,

