Pierre-Emerick Aubameyang oo Mustaqbalkiisa Ka Hadlay

0

Weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund Pierre-Emerick Aubameyang ayaa sheegay in riyadiisa ay tahay ka ciyaarista Horyaalada Spain iyo Ingiriiska midkood.

26-jirka heerka caalami ee xulka dalka Gabon ayaa mudooyinkii dambe lala xiriirinaayay kooxaha  Spain iyo  ingiriiska kadib markii uu xili ciyaareedkaan kooxdiisa u dhaliyay 34 goal dhamaaan tartamada oo dhan kaliyaha Robert Lewandowski ayaa kusoo xiga.

“Riyadeeda waxa ay tahay in aan  ka ciyaaro horyaalka dalka Spain maxaa yeelay abaahayga ayaa ka yimaaday Spain qaar kamid ah qoyskeena ayaa joogo Magaalada Madrid waa riyadeeda, laakin haatan waxaa ku raaxaysanayaa noloshaha dalka germany.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here