John Terry  oo Seegi doona Kulanka Chelsea iyo Paris Saint-Germain

0

Daafaca kooxda Chelsea John Terry ayaa la xaqiijiyay in uu seegi doono lugta Labaad ee kulanka kooxaha Chelsea iyo Paris Saint-Germain. Ee ciyaarta Champions League.

John Terry tan iyo markii uu dhaawac soo gaaray waxaa soo lab-laabtay wararka ku aadan in uusan xidiga wali taam u aheyn uu wali u baahan yahay waqti kale madaama uu dhaawac kasoo gaaray dhanka Muruqa.

Macalinka kmg-ga ee kooxda Chelsea Guus Hiddink ayaa todobaadkan Gudihiisa sheegay in laacibka uu safan karo kulanka Paris Saint-Germain balse maanta ayuu ku dhawaaqay in John Terry uu seegi doono kulanka Habeen dambe.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here