Radja Nainggolan:- Roma Way soo Dhaweynaysaa Haduu Ronaldo kusoo biirayo

0

Xidiga qadka dhexe ee AS Roma Radja Nainggolan ayaa sheegay in kooxda Roma ay kusoo dhaweynayaan xidiga Cristiano Ronaldo hadii kooxda Real Madrid go’aansato in ay iibiso.

31-jirka heerka caalami ee xulka dalka  Portugal ayaa shaki galinayaa mustaqbalkiisa kooxda ka dhisan caasimada dalka Spain xili ciyaareedkaan uu dhaliyay 32-Goal 30-kulan uu kasoo muuqday.

Laacibka heerka caalami ee xulka dalka Belgium-ka oo warbaahinta la Hadlay ka hor kulanka kooxda Real Madrid ayaa sheegay in Ronaldo uu yahay shaqsi wanaagsan hormarna kubada cagta ka gaaray islamarkaana ay kusoo dhaweynayaan haduu kusoo biirayo kooxda Roma.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here