Rio Ferdinand :- Ryan Giggs wuxuu Noqon karaa Macalinka kooxda Manchester United

0

Daaficii Hore ee kooxda Manchester United Rio Ferdinand ayaa aaminsan in Ryan Giggs uu noqon karo macalinka cusub ee kooxda Manchester United ka badalay macalin Louis van Gaal.

Macalinka reer Holland ayaa shaki la galinayaa mustaqbalkiisa kooxda Manchester United kadib markii ay kooxda kasoo hartay ciyaaraha Champions League halka ay kala sareynta Horyalka ay kaga jirto kaalinta 5-aad.

Rio Ferdinand  oo waqti wanaagsan kusoo qaatay kooxda Manchester isagoona lasoo ciyaaray xidigii Hore ee xulka daka wales ayaa aaminsan in macalin ku xigeenka kooxda Manchester United Ryan Giggs uu yahay shaqsi ku haboon shaqada kooxda United.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here