Martin Skrtel oo Muddo Kale Garoomada ka Maqnaan doona

0

Macalinka kooxda Liverpool Macalin Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyay in xidiga ka ciyaara daafaca dhexe ee Martin Skrtel uu soo gaaray dhaawac kale taasi oo ka dhigan in uu garoomada ka maqnaado mudo 3-todobaad kale.

Jurgen Klopp oo saxaafada hadal kooban siiyay ka hor kulanka ay kooxdiisa ciyaareyso maalinta sabti ayuu sheegay in Martin Skrtel uu garoomada ka maqnaan doono muddo 3-todobaad ah kadib markii uu dhaawac kale soo gaaray xidiga,

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here