Giovane Elber Oo ka Hadlay Bandhiga Xidiga Pierre-Emerick Aubameyang

0

Laacibkii Hore ee kooxda Bayern Munich Giovane Elber ayaa aaminsan in weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund Pierre-Emerick Aubameyang uu goolal badan sii dhalin karo haduu ku biiro kooxda Beyer Munich.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Gabon ayaa kooxda Borussia Dortmund u saxiixay goolal gaaraya 20-Goal isagaoona Noqday gooldhaliyaha ugu sareeya xili ciyaareedkaan Horyaalka dalka Germany madaamada xidigaha Robert Lewandowski (19) iyo  Thomas Muller (14) ay goolashahaas kala dhaliyeen.

Giovane Elber. Oo Beyer Munich usoo ciyaaray xili ciyaareedkii 1997 iyo 2003 – ayaa aaminsan in Pierre-Emerick Aubameyang weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund uu wacdaro kale dhigi karo haduu ku biiro kooxda Beyer Munich.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here