Madaxweyanaha soomaaliya oo kulamo la qaatay gudiga difaaca baarlamaanka dalka Kenya.

0

Madaxweynaha soomaaliya xasan sheikh maxamuud ayaa kulan qaatay 3 saacadood waxaa uu la qaatay madax kja tirsan gudiga difaaca baarlamaanka dalka Kenya.

Madaxweynaha xasan sheikh ayaa gudigaasi wax ka weydiiyey sida ay ciidanka Kenya ee amisom  ee u wadaan howl galada ka dhanka ah ee ka socda xadka ay la wadaagaan soomaaliya .

Gudigaasi  uu  madaxweynaha soomaaliya  kulamada la qaatay waxaa hugaaminaayey  tetu james oo xubinaha sare ee ururka diaafaca xirirka dibda iyo baarlamaanka dalka Kenya ku jira.

Madaxweynaha soomaaliya iyo gudigaasi faaca baarlam,aanka kentia ka tirsanb ee kulanka uu dhex maray ayaa ku hishiiyey in lasii wado dagaalada ka dhanka ah alshabaab.

Madaxweynaha soomaaliya ayaa shgalay gaaray dalka Kenya halkaasi oo uu uga qeyb galay aas loo sameeyey ciidankii Kenya ugu geeriyooday magaalada ceel cadde 15-kii bishaan .

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here