Dhageyso:-Rug Caddaa Saxaafadeed Cabdi Xaaji goobdoon oo Muqdisho ku Geeriyooday

0

Allaha U naxariistee Cabdi Xaaji goobdoon oo ahaa rug caddaa dhanka Saxaafadda ah ayaa lagu Waramayaa in uu xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya gaar ahaan Isbitaalka Daaru-shiffa.

Marxuumka ayaa waxaa la sheegay in Xanuun deg deg ah oo kusoo booday awgii uu ugu geeriyooday Magaalada Mjuqdisho Waqtiga Salaadda Subax wax yar un ka hor.

Cabdi Xaaji goobdoon ayaa kasoo shaqeeyay idaacada Radio Muqdisho codka Jamhuuriyada Soomaliya isagoona sidoo kale Maalmihii dambe ahaa afhayeenaka  dhanka Saxaafada Madaxweynah Soomaliya Xasan sheikh Maxamuuud,

Sidoo kale waxa uu soo Noqdaaa agaasimhii Ugu horeeyay ee Tv-ga qaranka iyo agaasimhii guud ee wasaarada warfaafinta dowlada soomaliya,

Halkaan Hoose ka dhageyso wareysi aan la yeelanay walaalkiisa abuukar Xaaji goobdoon

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here