Maxkamada ku Taala Magaalada Narok oo Xukuntay Muwaadin u dhashtay dalka Kenya

0

Maxkamada ku taala  magaalada narok ee narok court  ee dalka Kenya ayaa xukuntay muwaadin Kenyan ah oo ka tirsan xarakada Al-shabaab.

Isxaaq Lekishon Taruru ayaa la xukumay maanta oo sabti ah xukun dhan 10 sano xabsi ah kadib markii uu maxkamada ka hor qirtay in uu ka mid ahaa xarakada Al-shabaab. Ee soomaliya ka dagaalanta,

Mudane Isxaaq ayaa sicad maanta maxkamada sare ee narok uga hor cadeestay in uu alshabaab u qori jiray dhalin yarada kenyaan ka ah , isagoona xusay in dhalin yaro badan uu ka qoray deegaanka olposumoru. Ee dalka Kenya,

14 maalin oo racfaan uu qaatay ninkaasi la xukumay ayaa baarayaasha kiiskiisa waxaa ay cadeeyeen in isxaq aysan shaki ku jirin ka mid ahaan shaha Al-shabaab.

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here