Dhageyso:-Wareysi Masuul Ka Dowladda Ka tirsan oo ka badbaaday weerarka Caawa ka dhacay Liido.

0

Guddoomiye Ku Xigeenka Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool Aadan Cabdi Maxamed oo ku sugnaa Xarunta Liido Sea Food ayaa la xaqiijiyey inuu Weerarkaasi ku dhaawacmay sida uu isaguba u xaqiijiyey Radio Simba Goor dhaw Waxaa uu sheegay in Uu hadda bad qabo islamarkaana dhaawac aad u fudud uu kasoo gaaray Weerarka dhacay isagoo intaa ku daray in xiliga uu weerarku dhacayey uu ka socday goobtaasi shir ay lahaayeen Masuuliyiin Ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

Halkaan Ka dhageyso Wareeysiga.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here