Kooxda Wolfsburg oo Real Madrid u diiday Xidig daafaca Bidix ka Ciyaara

0

Agaasimaha ciyaaraha Kooxda Wolfsburg Klaus Allofs ayaa beeniyay wararka ku aadan in xili ciyaareedkaan ay iibin doonaan laacibka daafaca Bidix ka ciyaara ee Ricardo Rodriguez,

Ricardo Rodriguez ayaa Mudooyinkii dambe lala xiriirinaayay kooxda real Madrid oo heshay warar ku aadan in Labada suuq kala iibsiga ee sanadyada soo socda In aysan xidigo soo iibsan doonin,

Xiriirka Fifa ayaa Kooxda Horyaalka dalka Spain ayaa ku eedeeyay in ay kooxda lasoo wareegtay xidigo ay da’dooda ka Yar tahay 19-ilaa iyo 18-taasi oo aan ku jirin sharciga xiriirka Fifa.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here