Line Upka kooxaha Liverpool iyo Manchester United Kulanka Galabta

0

Macalinka kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa kaliyah sameeyay Hal badal oo  ah in uu dib ugu yeeray laacibka qadka dhexe ka ciyaara ee Lucas waxaa kursiga keydka la galiyay Jordon Ibe.

Roberto Firmino, oo labo gool dhaliyay kulankii 3:3 ku dhamaaday ee arsenal ayaa kusoo bilowday dhanka weerarka kulanka galabta dhaxmari doona kooxaha Manchester United iyo Liverpool,

Dhanka kale kooxda Manchester United Macalinka kooxda Manchester United Luis Van Gaal ayaa Kurisga keydka kusoo bilaabay laacibka reer Spain ee Juan Mata,

Liverpool XI: Mignolet, Clyne, Toure, Sakho, Moreno, Milner, Lucas, Can, Henderson, Lallana, Firmino

Subs: Ward, Caulker, Smith, Teixeira, Ibe, Allen, Benteke

Man Utd XI: De Gea, Young, Smalling, Blind, Darmian, Schneiderlin, Fellaini, Lingard, Herrera, Martial, Rooney.

Subs: Romero, Borthwick-Jackson, McNair, Varela, Pereira, Mata, Memphis.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here