Faa-faahino kasoo baxaya Qaraxii Maanta ka dhacay Magaalada Jakarta ee Xarunta dalka Indonesia+ Sawiro

0

Faafaahino dheeri ah ayaa kasoo baxayo qarax xoogan oo Maanta ka dhacay magaalada Jakarta ee xarunta dalka Indonesia

Qaraxa  ka dhacay magaalada Jakarta ayaa ahaa qarax aad u xoogan waxaana  lagu weeraray  aag ganacsi oo lagu magacaabo Sarina. Ee ku yaala magaalada Jakarta ee xarunta dalka Indonesia waxaana ku dhintay dad aad u fara badanaa  oo xiligaas ku sugnaa xarunta Ganacsi.

Ilaa hada lama Ogo qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashtay qaraxyada Maanta ka dhacay magaalada Jakarta ee xarunta dalka Indonesia Iyadoona ciidamada dalkaas ay wali ku howlan yihiin soo qabashada dadkii ka dambeeyayay weerarka

Dhanka kale war kasoo baxay Ururuka daacish ayaa lagu sheegay in daacish ay ka dambeeyeen weerarkii maanta ka dhacay magaalada Jakarta ee xarunta dalka Indonesia

 

48aa3169

a0d15f32

80063f60

97c37c63 48aa3169

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here